admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

MA REER HEBEL KALIYA AYAA BIXIYA CANSHUURTA DALKA?

Marka aan aragno fikir been ah ee umadda lagu jah-wareerinaayo tasoo ula jeedada ka dambeeysa ay tahay dano shaqsi iyo mid siyaadaseed, waxaa ku...

Kulka Dib u Hishiisiinta Reer Galmudug oo Markale Dib u Dhac Ku Yimid

Maanta ayaa lagu balansanaa in Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Galmudug uu ka furmo shirka dib u heshiisiinta beelaha dega deegaannada Galmudug, hasayeeshee warar aynu...

Dhegeyso: Reysulwasaare Kheyre oo Runta u Sheegay Ciidamadii Ahlusuna ee La Qarameeyey

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa ballan qaaday in dowladdu ay muhiimad gaar ah siineyso hagaajinta xaquuqda ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed,isla markaana Ciidamada dhankooda...

Mareykanka oo Duqeymo Dhinaca Cirka ah Ka Fuliyey Degmada Jilib

War-saxaafadeed ka soo baxay taliska Ciidamada Maraykanka ee qaarada Afrika ee loo yaqaano (AFRICOM) ayaa lagu sheegay in Mareykanka duqeyn dhinaca cirka ah ...

Kenya oo Dalbay In Garsoore Cabdiqawi Laga Saaro Dhegeysiga Bada ee u Dhexeysa Somaliya Iyo Kenya

Dowladda Kenya ayaa dalbatay in dhageysiga wajiga labaad ee dacwada Badda laga saaro Cabdiqawi Axmed Yuusuf oo ah shaqsi asakiisu Soomaali yahay. Maxkamadda waxaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img