admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida oo Maanta Dil Toogasho Ku Xukuntey Askari Dil Geystey

Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari ka tirsan Ciidamada dowladda, kaasoo 17-kii bishii June 2018 ku dilay...

Reysulwasaraha Xukuumada Federaalka oo Maanta Gaaray Magalada Baydhaba

Wafdigan uu hoggaaminayo Ra”iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa goor dhow gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta KMG ee maamulka Koonfur...

Maamulka Jubaland oo Gudi u Saaray Xariga Wasiirka Amniga Maamulkaas

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa manta oo khamiis ah waxaa uu shir gudoomiyay kulanka golaha Xukuumada Jubbaland. Ugu horayn Waxaa...

Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Sheegay In Kenya Ay Ku Fikireyso Inay Ka Baxdo Dacwada Bada

Xeer Ilaaliyaha guud ee Qaranka Dr Axmed Cali Daahir ayaa sheegay in dowladda Kenya qarka u saaran tahay in ay ka baxdo Kiiska Badda...

Alshabab Iyo Ciidamada Dowlada oo Xalay Ku Dagaalamay Duleedka Degmada Afgooye

Faahfaahin dheeri ah ayaa laga helayaan dagaal culus oo xalay dulleedka degmada Afgooye ku dhaxmaray ciidamada dowladda iyo xoogagga Al-shabaab. Dagaalka ayaa yimid kadib markii...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img