admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha Maxkamada Ciidamada Qalabka sida oo Qarax Lagula Beegsaday Deegaanka Ceel Saliini ee Gobolka Sh Hoose

Gaadiid uu la socday guddoomiyaha Maxkamada Darajada 1aad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya Col Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Maanta waxaa qarax lagula...

Qaar Ka Tirsan Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed oo Cambaareeyey Xayiraadii Lagu Sameeyey Sheekh Shariif

Magalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay waxaa galabta kulan ku yeeshay qaar ka mid ah Odayaasha & Waxgaradka koonfur galbeed, iyaga oo kulankooda ku...

Kenya oo Ka Jawaabtey Hadalkii Kasoo Yeeray Dowlada Jabuuti

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay eedeyn dhawaan uga timid dowladda Jabuuti, taasoo salka ku heysa loollanka ay labada waddan ugu jiraan...

Ciidamada Dowlada iyo Kuwa Amison oo Howlgalo Lagu Sugayo Amniga Ka Sameeyey Degmada Qoryooley

Ciidamada Millateriga Soomaaliya oo ay wehlinayaan kuwa AMISOM ayaa waxaa ay Maanta howlgallo kala duwan ka sameeyeen degmada Qoryooley ee gobolka Shabeellaha Hoose iyo...

Dad Kasoo Barakacay Gobolka Shabelaha Hoose oo Xerooyin Looga Sameeyey Deegaanka Garasbaaleey

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degaanka Garasbaaley ee duleedka Magaalda Muqdisho ayaa booqasho ugu tagay Barakacayaal cusub oo ka yimid deegaano ka tirsan Gobolka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img