admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Banaanbax looga soo horjeedo heshiishka itoobiya iyo maamulka somaliland oo haatan ka socda magalada muqdisho

Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya waxaa haatan ka socda banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo damaca dowladda Itoobiya ee ku aadan iney hesho 20KM...

Xukumada oo sheegtey in itoobiya ay ku xad gudubtey qaranimada umada somaaliyeed

Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa si adag uga hortimid heshiiska dowladda Itoobiya ay ku sheegtay inay la gaartay Somaliland, kaasoo ku aaddanaa inay isticmaasho qeybo...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo si adag uga hadley heshiiska dowlada itoobiya iyo maamulka somaliland

Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud oo khudbad u jeediyay labada aqal ee baarlamaanka, ayaa ku tilmaamay heshiiskii magaalada Addis Ababa ku dhexmaray...

Kulankii baarlamaanka oo maanta u baaqdey kooram la,aan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Sheekh Aadan Madoobe ayaa si weyn uga carooday in kulamada Baarlamaanka ay u baaqdan kooram la’aan. Waxa uu sheegay in ay...

Musharixiinta puntland oo kasoo horjeestey liiska xildhibaanada cusub

Musharaxiinta Mucaaradka ee u taagan xilka Madaxweynimada Puntland ayaa ku dhowaaqay in aysan aqoonsaneyn liiska Xildhibaannada cusub ee Baarlamaanka Puntland. Musharaxiinta Mucaaradka oo shir deg...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img