admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Safiirka itoobiya oo loo qabtey inuu 72 saacadood gudahooda dalka uga boxo

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa dabaqday go’aannadii maanta kasoo baxay Golaha Wasiirada ee ka dhanka ahaa Itoobiya. Wasaaradda ayaa...

Golaha wasiirada oo go,aan ku gaarey in mudo todobaad gudahooda lagu xero qunsuliyadaha itoobiyaanka ee ka furan Garoowe iyo Hargeysa

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa amartay in la xiro isla markaana oggolaanshihii hawlgalka ay dalka uga furnaayeen kala noqotay qunsuliyadaha ay Dowladda Itoobiya ku leedahay...

Cabdullaahi Maxamed Sanbaloolshe oo mar kale loo magacaabay taliyaha hay’ada sirdoonka qaranka

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa maanta kulankooda todobaadlaha ah ku ansixiyay soo jeedinta Wasaaradda amniga gudaha ee magacaabista Agaasimaha cusub ee hay'adda Nabadsugida...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka bilaabay deegaano hoostaga gobolada shabelaha hoose iyo shabelaha dhexe

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa kordhiyay howlgalada ka dhanka ah kooxda Al-shabaab ee ku sugan deegaanada gobolada Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe. Ciidanka Ilaalo qaran...

Maamulka puntland oo heshiis hordhac ah la galey dowlada itoobiya

Maamulka Puntland iyo Ethiopia ayaa maanta heshiis horudhac ah oo dhinacyo badan taabanaya ku gaaray magaalada Addis Ababa ee caasimada waddankaasi. Wasiirka Maaliyadda Puntland iyo...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img