admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Alshabaab oo maanta weerar kusoo qaadey baro koontarool oo ku yaalay degmada balcad

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar culus oo kooxda Al-shabaab ay ku qaaday aroornimadii hore ee saakay baro koontarool oo ku yaala degmada...

Alshaab oo dib ula wareegey deegaano ka tirsan koonfurta mudug iyo barakac halkaasi ka socda

In ka badan saddex kun oo qoys ayaa isaga barakacay degaanada Bacaadweyne, Xinlabi, Caad iyo Camaara, ka dib markii dhawaan degaanadaasi ay dib u...

Maamulka puntland oo kasoo horjeestey go,aankii shaley kasoo baxay dowlada federaalka

Maamul goboleedka Puntland ayaa si adag uga horymid go'aan Shalay kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo ay ku amartay in lagu xiro Qunsuliyada Itoobiya...

Duqeymo lala beegsanayo alshabab oo ka dhacay xadka gobolada galgaduud iyo shabelaha dhexe

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka oo garab ka helaya Saaxiibada Caalamka ayaa howlgal dhinaca cirka ah ka fuliyay deegaano ku yaala...

Qeybo ka mid ah suuqa bakaaraha oo maanta dab qabsadey

Dab aad u xoogan ayaa goordhaw ka kacay goobo ganacsi oo ku yaala bartamaha Suuqa ugu weyn Soomaaliya ee Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho. Dabka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img