admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Dowlada oo shaacisey in shabaabkii ugu badnaa lagu diley deegaano u dhow magalada xarardheere

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 50 dagal-yahaano ka tirsan kooxda Al-Shabaab lagu dilay duqayn ka dhacday gobolka Mudug. Duqeyntan oo si gaar...

Hakad maanta ku yimid diyaaradii caalamiga ee iman jirey magalada muqdisho

Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta diyaaradaha caalamiga ah ee imaan jiray caasimada ay joojiyeen gebi ahaan duulimaadyadii tooska ahaa...

Reysulwasaaraha oo magacaabay wasiiro cusub

Raysal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa magacaabay xubno kamid ah golihiisa wasiiradda, oo ay kamid yihiin wasiirrada arrimaha gudaha, amniga iyo...

Ciidamada dowlada oo howlagalo ka fuliyey deegaano hoostaga gobolka shabelaha hoose

Ciidanka Kumaandooska Danab ayaa Xalay howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Hanti wadaag ee gobolka Shabeellaha Hoose oo ay ku sugnayeen xubno ka tirsan kooxda...

Madaxweynaha oo kulan la qaatey dhaxal sugaha dalka sacuudiga

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan gaar ah kula qaatay dalka Boqortooyada Sacuudiga dhaxal sugaha dalkaas Amiir Maxamed Binu Salmaan Binu...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img