Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay la wareegi doonto awoodda Soomaaliya, haddii Midowga Afrika uu kala baxo ciidamadiisa dhammaadka...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aan kasoo baxay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo mar kale liiska dadka lagu soo rogay cuna-qabateynta ku...
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa maanta oo Sabti ah go’aan rasmi ah ka gaartay kiiska dacwadii musuq maasuqa ee loo heystay mas’uuliyiin ay ku jiraan...