admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Gudoomiyaha gobolka banaadir oo maanta kulan la qaatey safiirka dalka qadar

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Dowlada Qatar u fadhiya Soomaaliya Xasan...

Reysulwasaare Rooble oo saaka u ambabaxay dallka kenya

Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safarkiisii ugu horreeyay ugu ambabaxay waddanka Kenya, gaar ahaan magaalada xeebta ah ee Mombasa, halkaas...

Baarlamaanka puntland oo ku dhawaaqey gudiga doorashada aqalka sare

Guddoomiyaha barlamaanka Puntland, Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa magacaabay guddiga qabshada doorashada aqalka Sare ee baarlamaanka Federalka Soomaaliya ee Puntland. Guddiga la magaacaabay oo ka kooban...

Reysulwasaare Rooble oo kulan la qaatey madaxweynayaashii hore ee dalka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka somaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxa uu galabta hoygiisa kulan kula yeeshay Madaxweynayaashii hore ee dalka Shekh Shariif Sheekh Axmed...

Wasarada caafimaadka oo shegtey in ay korotey Tirada dadka uu ku dhacayo cudurka covit 19

Warbixin ay soo saaretey Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay ku sheegtey in uu sii kordheyso tirada dadka uu soo ridanayo cudurka...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img