admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Maamulka somaliland oo sheegey inay joojineyso wadahadalada ay kula jirto somaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland DR Ciise Maxamuud Kayd, ayaa sheegay in dowlada Soomaaliya anay daacad ka ahayn in laga gungaadho wadahadalada u dhexeeya Somaliland...

Midowga africa iyo somaliya oo ku heshiiyey in wax laga bedelo howlgalka amisom

Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Afrika ayaa la sheegay in ay isla garteen qaabka uu noqonayo howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, ku dhowaad saddexda sano...

Taliyaha Africom oo shegey inay kordheen 12 bilood ee lasoo dhaafay tacdiyaadka ay geysanayaa alshabab

Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in khatarta Al-Shabaab ay kordheen 12-kii bilood ee la soo dhaafay tan iyo markii boqolaal askari oo Mareykan ah laga...

Kenya oo sheegtey somaliland in ay tahay qeyb ka mid ah federaalka somaliya

Dowladda Kenya ayaa markii ugu horreysay ka hadashay arrinta aqoonsiga Somaliland, kaddib dooddii baarlamaanka UK ay dhowaan ka yeesheen arrintaas. Wasiirka Arrimaha Dibadda Kenya Raychelle...

Qaramada midoobey oo dhaleeceysay duqeyntii ay sacuudiga iyo xulufadiisa ka geysteen dalka yeman

Qaramada Midoobay ayaa cambaareysay duqeymo dhanka cirka ah oo xulafada Sacuudiga uu hogaamiyo ay ka fuliyeen gobolka Sacda ee waqooyiga Yemen, kaasoo lagu dilay...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img