admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Midowga yurub oo 13.5 milyan ugu deeqay miisaaniyada dowlada

Midowga Yurub ayaa lacag dhan 13.5 milyan oo Yuuro ku taageeray miisaaniyadda dowladda Federaalka Soomaaliya. Lacagtan oo lagu shubayo qasnada dowladda, ayaa qayb ka ah...

Qarax maanta ka dhacay degmada afgooye

Qaraxa oo ahaa miinada dhulka lagu Aaso oo meelaha fog fog laga hago ayaa gudaha degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaa Maanta lagula...

Mareykanka oo soo dhaweeyey heshiiska cusub ee somaliya iyo kenya

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay heshiiska cusub ee ay kala saxiixdeen dowladda Soomaaliya iyo dowladda Kenya, kaas oo lagu hagaajinayo xiriirka labada dal oo...

Shacabka degmada beledweyne oo looga digey isticmaalka biyaha webiga

Waxaa isa soo taraya walaaca laga muujinayo isbadal la sheegay iney ku yimaadeen midabka biyaha wabiga Shabeelle ee dhexmara magaalada Baledweyne oo noqday kuwa...

Shil diyaaradeed oo goor dhaweyd ka dhacay garoonka aadan cade ee magalada muqdisho

Wararka ka imaanaya garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw shil diyaaradeed uu ka dhacay gudaha garoonka. Diyaarada shilka gashay ayaa...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img