admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Imaaraadka oo Sheegey In Cunaqabateyn Dheeri Ah La Saari Doo Qadar Hadii Aysan Qaadan Dalabka Xulufada

Safiirka Dowladda Imaaraadka u Fadhiya Ruushka ayaa ku goodiyay in cunuqabatayn dhaqaale oo dheeraad ah la saari doono dowladda Qadar hadii aysan u hogaansamin...

Dowlada Federaalka Somaliya oo Ka Hadashey Cilada Internetka ee Ka Jirta Koonfurta IYo Bartamaha Somaliya

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka hadashay Cidal ku timid Internetka qeybo kamid ah Koofurta Soomaaliya. Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa waxa...

Maleeshiyaadka Alshabab oo Xaley Weerarey Degmada Afgooye

Maleeshiyada Ururka Al Shabaab, ayaa xalay weeraray Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose, iyadoona ay laba jiho ka weerareen. Shabaabka, ayaa Degmada Afgooye ka weeraray...

Daawo Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Ka Hadley Xuskii 26 juun

Ciidamo boolis ah ayaa roondo iyo dhoolatus ka sameynayay xuska 57 sanad guuradii kasoo waregatay 26-kii June 1960 markaas oo goboladda Waqooyi (S/Land xoriyadda...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Salaada Ciida Shacabka Kula Tukadey Masjidka Isbaheysiga

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta salaada ciida kula tukaday boqolaal qof masaajidka isbahaysiga magalada Muqdisho. Sidoo kale, xubno katirsan golaha wasiirada...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img