admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Reysulwasaare Kheyre oo Maanta Ka Qeyb Galaey Kulan Dhex Marey Shaqaalaha Iyo Madaxda Xukumada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa maanta ka qeyb galay munaasabad loogu magac daray kulanka madaxda sare iyo shaqaalaha...

Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo Ka Hadley Guryaha Dowlada oo ay Shacabka Degen Yihiin

Dowlada federaalka aya maalmihii lasoo dhaafey waxaa ay wadey qorshe dhamaan dhulkii ay lahaan jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ee ku yaalla Muqdisho looga...

Wasiirka Dastuurka Dowlada Federaalka oo La Kulmey Safiirada Midowga Yurub

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane AVV Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil ayaa la kulmay Safiiradda Midowga Yurub (EU) u fadhisa Soomaaliya Amb...

Dhegeyso: Cabdirahmaan Faroole oo Jawaab Ka Bixiyey Hadal Kasoo Yeerey Cabdiweli Gaas

Cabdiraxmaan Sheekh Maxamuud Faroole Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland kana mid ah Xubnaha Aqalka Sare ee dowladda Federaalka Soomaliya ayaa ka jawaabay hadal ka...

Ciidanka Xasilinta Gobolka Banaadir oo Habeenkii Xaley Howlgalo Ka Fuliyey Degmada Wadajir

Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa xalay howlgallo ballaaran ka sameeyay Xaafadaha degmada Waabari ee gobolka Banaadir, sida dadka degaanka ay sheegeen. Ciidanka ayaa baarayay dadka gaar...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img