Dhegeyso: Wasiirka Gaashaandhiga oo Ka Hadley Guryaha Dowlada oo ay Shacabka Degen Yihiin

0
102

Dowlada federaalka aya maalmihii lasoo dhaafey waxaa ay wadey qorshe dhamaan dhulkii ay lahaan jirtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ee ku yaalla Muqdisho looga saarayo dadka Shacabka ah ee degan , islamarkaana dib u dayactir lagu sameyn doono ayaa Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya uu arintaasi Faahfaahin ka bixiyay.

Wasiirka gaashaandhiga Cabdirashiid Cabdullaahi ayaa sheegay in dowladdu ay hadda u baahan tahay meelo kooban oo keliya laakiin aysan dhulka oo dhan aysan u wadda baahneyn

Waxaa uu tilmaamay in meelahaasi kooban lagu sameyn doono dayactir si ay ugu shaqeeyaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed.

Hadaladiisa waxaa ka mid ahaa.