admin

13784 POSTS

Exclusive articles:

Xukuumada Fedraalka oo Sheegtey Iney Ku Howlan Yihiin Sii Deynta Maxaabiista Ku Xiran Hindiya

Ra’iisal Wasaare ku-xigeenka Dowlada Federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed, ayaa sheegay in Wasiirka caddaaladda iyo Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka ay 1-da Bisha August...

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya oo Maanta Warqadaha Aqoonsiga Kala Wareegey Danjira Faransiiska

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Mudane Antoine Sivan. Madaxwaynaha iyo...

Alshabab oo Sii Deysey Shaqaale Ka Tirsanaa Hay’ad Samafal oo Ay Dhawaan Ka Qafaasheen Degmada Buurhakaba

Ururka Al-shabaab ayaa la shegay in ay madax furasho ku sii daayeen 7 shaqaale safamal ah oo ay dhawaan ka afduubteen wadadda xiriirsa magaalooyinka...

Amisom iyo Dowlada Federaalka oo Kulan 4 Casho Socon Doona uga Furmey Xalane

Shir u dhaxeeya dowladda federaalka Soomaaliya iyo AMISOM ayaa shalay ka furmay xarunta Xalane, kaasoo socon doona muddo afar maalin ah, shirkan ayaa waxaa...

Madaxweynaha Dallka Turkiga oo Maanta Booqasho Ku Tegey Dalka Qadar

Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo sodaal xal raadin ah ku maraya Wadamada Khaliijka Carabta ayaa gaaray magaalada Doha ee caasimada dalka Qadar, waxaana...

Breaking

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...
spot_imgspot_img