Monthly Archives: November, 2018

Browse our exclusive articles!

Qarax Maanta Ka Dhacay Suuq Ku Yaala Degmada Wadajir

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax aad u weyn uu ka dhacay Xaafada Kaawa-Godeey qeybta degmada Wadajir ee gobolka banaadir. Goob...

Musharaxa Shacabka K/Galbeed Soomaaliya oo la Tartami Doona Musharixiinta Dowladda Dhexe.

Doorashada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya waxaa isugu soo haray shan musharrax oo kala Mukhtaar Roobow, Cabdi Casiis Lafta Gareen, Xuseen Cusmaan, Adan Saransoor iyo...

War Deg Deg Ah Golaha Isbedel Doonka oo u Tanaasuley Sheekh Mukhtaar Roobow

Kulan deg deg ah oo ay isugu yimaadeen musharixiinta ku bohoobay golaha isbedel doonka ayaa waxaa ay u tanaasuleen dhamaantood In Musharax Mukhtaar Roobow...

Mukhtaar Roobow oo Mar Labaad La Siiyey Shahada iyo Cabdicasiis Lafta Gareen oon Weli Ku Dhiiran La Tartanka Roobow

Gudiga doorashada maamulka koonfur galbeed ayaa maanta waxaa uu mar labaad shahaadadii tartanka gudoonsiiyey Musharax Mukhtaar Roobow Abuu Mansuur oo gudigii hore u gudoonsiiyey...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Jawaabay Eedey Kaga Timid Gudi Hosaadka Maaliyada BFS

Maamulka gobolka banaadir ayaa ka jawaabay qoraal dhawaan ay soo saareen gudi hoosaadka maaliyada ee baarlamaanka dowlada federaalka somaliya warqada kasoo baxday xafiiska maamulka...

Popular

Kenya iyo somaliya oo kala saxiixdey heshiisyo wax ku ool ah

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya ayaa galinkii dambe ee Shalay...

Alshabab oo xaley soo weerarey saldhig ay ciidamada dowlada ku leeyihiin deegaanka sabiid

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya weerar culus oo...

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Subscribe

spot_imgspot_img