Monthly Archives: October, 2018

Browse our exclusive articles!

Akhriso Warmurtiyeedkii Kasoo Baxay Hogaamiyeyaasha Maamul Goboleedyada

Golaha iskaashiga Maamul gobolleedyada ayaa goor dhow war-murtiyeed kasoo saaray shir saddex maalin uga socday magaalada Garoowe ee xarunta Puntland. War-murtiyeedka shirka oo oo ka...

Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda oo Sheegtey Iney Baabi’inayo Dhamaan Shahadooyinka Diiwaan Gelinta Maraakiinta Ganacsiga

Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo saartay wareegto lagu baabi’nayo dhammaan shahaadooyinkii diiwaan gelinta Maraakiibta Ganacsiga iyo kuwa Kalluumeysiga ee...

Ciidamada Nabadsugida oo Sheegay In Howlgalo Ay Shaley Kusoo Qabteen Xubin Ka Tirsan Alshabab

Ciidamada Nabad-sugida Qaranka ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay magalada Muqdisho ay ku qabteen xubin Al-Shabaab ah oo khabiir ku ah dhanka...

Maamulka Gobolka Banaadir oo Sheegay Iney Gacanta Kusoo Dhigeen Laba Burcad oo Dadka ku Dhici Jiray Suuqa Bakaraha

Guddoomiye kuxigeenka Gobolka Banaadir ee dhinaca Amniga Maxamed Tuulax ayaa warbaahinta u sheegay in howlgal ciidamada Booliska sameeyeen kaddib lagu guuleystay in gacanta lagu...

Gudiga Doorashooyinka Maamulka Koonfur Galbeed oo Kulankoodii ugu Horeeyey Isku Khilaafay

Gudiga dooorashooyinka maamulka koonfur galbeed ee uu dhawaan magacaabeen gudoonka baarlamaanka maamulka koonfur galbeed ayaa kulankoodii ugu horeeyey yeeshay maalintii shalayoo taariikhdu eheyd 22/10/2018,...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img