Monthly Archives: July, 2018

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso: Gudoomiyihii Hore ee Degmada Marka oo Ka Hadlaaya Xaalada Degmada Ay Ku Sugan Tahay

Gudoomiyihii hore ee Degmada Marka Maxamed Cismaan Yariisow oo la hadlay warbaahinta ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladda amni ee magaalada Marka iyo halka...

Wasiirka Wasarada Waxbarashada Dowlada Federaalka oo Xilka Laga Xayuubiyey

Digreeto ka soo baxday xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya maanta oo ay Taariikhda ku beegan tahay 26-ka July 2018 waxaa xilkii Wasiirnimo looga...

Howlgalo Xalay Ka Dhacay Degmada Heliwaa ee Gobolka Banaadir oo Dhaliyaro Lagu Soo Qabqabtay

Ciidamada ammaanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa hawlgalo ka bilaabay xaafado ka tirsan degmada heliwaa ee gobolka banaadir subixii hore ee saaka. Ciidamada hawlgalka sameeyay ayaa...

Wasiirka Wasarada Waxbarashada oo Shegay Ineysan Aqoonsaneyn Jaamacadaha Ka Howlgala Dalka

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Daahir Cismaan oo la hadlay warbaahinta ah ayaa sheegay Wasaaradda Waxbarashada in aysan aqoonsaneyn Jaamacadaha ku yaalla...

Dhegeyso: Salaad Cali Jeele oo Runta u Sheegay Odey Dhaqameedyada Somaliyeed

Salaad Cali Jeelle oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Shaqsiyaad ka tirsan dowlada Soomaaliya ay Al-Shabaab u fududeeyaan qaraxyada ay ka fuliyaan Magaalada...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img