Monthly Archives: June, 2018

Browse our exclusive articles!

Shirka Amniga Qaranka oo Maanta ka Furmi Doona Magalada Baydhaba

Magaalada Baydhaba ee xarunta Gobolka Baay,waxaa lagu wadaa in uu maanta ka furmo shirka amniga Qaranka ee ay ka qeyb gelayaan dowladda Federaalka ah...

Reysulwasaraha Xukumada Federaalka oo Xaley Kulan Casho ah u Sameeyey Dhalinyaradii Libiya Laga Soo Celiyey

Ra’iisal wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Xassan Cali Khayre ayaa xalay kulan Afur iyo soo dhaweyn ah la qaatay dhallinyaro Soomaaliyedd oo maxaabiis ku ahaa...

Boliiska Kenya oo Sheegey Iney Qabteen Bariis Dhacay oo Taariikhda Ay Ka Bedeleen Ganacsato Somaliyeed

Saraakiisha Booliiska dalka Kenya ayaa sheegay in ay qabteen Raashin dhacay oo la sheegay in ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed. Saraakiisha ayaa ku eedeeyay ganacsatada Soomaaliyeed...

Dowlada Talyaaniga oo Qalab Casri ah Ugu Deeqday Ciidanka Boliiska Somaliyeed

Dowladda Talyaaniga ayaa markii ugu horeysay ciidamada Booliiska Soomaaliyeed ku wareejisay gadiid casri ah oo ka mid ah gadiid ugu qaalisan dunida kuwaa oo...

Ciidamo La Filaayo Iney Yihiin Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaaday Xero ay Ku Sugnayeen Ciidanka Puntland

Wararka ka imanaya gobolka Bari ayaa sheegaya in uu halkaa dagaal culus ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan kuwa maamul gobolleedka Puntland iyo xooggag loo...

Popular

Hay’ada Ocha oo sheegtey in dad badan oo soomaliyeed ay dhinteen cudur daacuunka

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadan-nimada...

Gudoomiyaha xisbiga himilo oo sheegay in dalka ka qabsoomi karin doorasho aan heshiis lagu eheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku...

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

Subscribe

spot_imgspot_img