Monthly Archives: June, 2018

Browse our exclusive articles!

Daawo: Suxufiyiinta Ka Howl Gala Magalada Baydhaba oo Ka Cabanaya Maamulka Koonfur Galbeed

Suxufiyiinta ka howl gala magalada baydhaba ayaa waxaa ay cabasho ka muujiyeen qaabka uu ula dhaqmey maamulka koonfur galbeed maalintii shaley xili ay wafuud...

Dhowr Qodob oo Muhiim ah oo looga Hadli Doono Kulanka Maanta Ka Furmaya Magalada baydhaba

Waxaa maanta oo Isniin ah magaalada Baydhabo ka furmaya shirka Golaha amniga Qaranka, kaasi oo maalmihii dambe ay socotay qaban qaabadiisa. Kulankani ayaa waxaa ka...

35 Ruux oo Tahriibayaal ah oo Ku Dhintey Dooni ku Degtey Xaabaha Dalka Tunisia

Dooni ku degtey xeebaha bariga Tunisia ayaa la sheegayaa in ay ku dhinteen 35 ruux oo tahriibayaal ah, Dowlada tunisia oo xaqiijisay warkani ayaa...

Maddaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya iyo Reysulwasaare Kheyre oo Kulan Gaar ah la Yeeshey Madaxda Maamul Goboleedyada

Magaalada Baydhabo xarunta KMG u ah maamul Koonfur Galbeed ayaa saacadihii ugu danbeeyay waxaa kulamo gooni gooni ah ah ku yeeshay madaxda dowladda federaalka...

Reysulwasaare Kheyre oo Kol Dhaweyd Tegey Baydhaba iyo Halkaas oo Lagu Wado Inuu Ka Furmo Shirka Aminga Qaranka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Kheyre iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa Goor dhaweyd gaaray Magaalada Baydhabo ee Caasimadda Ku meel gaarka ee...

Popular

Hay’ada Ocha oo sheegtey in dad badan oo soomaliyeed ay dhinteen cudur daacuunka

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadan-nimada...

Gudoomiyaha xisbiga himilo oo sheegay in dalka ka qabsoomi karin doorasho aan heshiis lagu eheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku...

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

Subscribe

spot_imgspot_img