Monthly Archives: May, 2018

Browse our exclusive articles!

Kulan Looga Hadlaayo Iskhaashiga Dhalaaha Dalalka Africa oo Maanta Ka Furmey Koonfur Afrika

Shirkan oo ay soo qaban-qaabisay dowladda Shiinaha ayaa waxaa ka qeybgalay madax iyo ganacsato ka socotay dalalka ku yaal qaaradda Afrika, ayadoo dal walba...

Reysulwasaaraha Xukuumada Federaalka Somaliya oo La Kulmey Reysulwasaraha Dalka Belgium

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre oo maalmihii u dambeeyay ku sugnaa isaga iyo wafdi uu hogaaminayo magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka...

Dhegeyso Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Banaadir Oo Eedeyn Usoo Jeediyey Xildhibanada Qaarkood

Gudoomiyaha Maxkamada ee Gobolka Banaadir Dr Aweys Sheekh Cabdulaahi oo maanta ka qeybgalay aqoon kororsi loo qabtay laamaha amaanka, xubno ka socday degmooyinka gobolka...

Reysulwasaraha Xukuumada Federaalka oo la Kulmey Gudiga Amaanka iyo Siyaasada ee Midowga Yurub

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa la kulmay Guddida ammaanka iyo siyaasadda ee Midowga Yurub (EU PSC). Ra’iisal Wasaaruhu waxa uu u...

Xukuumada oo Hal Milyan oo Doolar ugu Deeqday Gudiga Fatahaada

Ra’iisal Wasaare ku xigeenka dowlada federaalka somaliya Mahdi Mohamed Guuleed ayaa shaaciyay in Xukuumaddu ay taakulaynta iyo Gurmadka Qaran ee dadka ay saameeyeen fatahaaduhu...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img