Monthly Archives: November, 2016

Browse our exclusive articles!

Alshabab oo Xaley Weerar Ku Qaadey Xerada Laanta Buur ee Gobolka Shabelaha Hoose

Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa weerar xaley ku qaadday Saldhig ay Ciidamada Dowladda Somalia ku leedahay Deegaanka Laanta-buuro ee Gobolka Shabeelaha Hoose. Dagaal muddo ayaa dhex-maray...

Dowlada Ugandha oo Sheegtey In Ay Ciidamo Dheeri ah U Diri Doonto Dalka Somaliya

Dowladda Uganda ayaa sheegtay in ay Soomaaliya u soo dirayso in ka badan 2,000 oo askari oo dheeraad ah,, kuwaa oo qeyb ka noqon...

Dhegeyso Qaar Ka Mid Ah Nabadoona Gobolka Shabelaha Hoose oo Eedeyn U Jeediyey Gudiga Doorashooyinka Maamulka Shariif

Kulan ay maanta Magaalada Muqdisho ku yeesheen Nabadoono, Waxgarad iyo Odayaal ka soo jeeda Beel ka mid ah beelaha dega Gobolka Sh/Hoose ayaa waxa...

Qarax ay Dad Badani Ku Dhinteen oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Beerta ee Degmada Waaberi

Ugu yaraan 17-qof ayaa ku Geeriyooday, Tiro 30-qof ka badanna way ku dhaawacmeen, kaddib qarax Baabuur oo maanta ka dhacay Koontarool ku dhaw Suuqa...

Aqriso Warsaxaafeed Ku Saabsan Abaaraha oo kasoo baxay Xafiiska Maamulka Galmudug

Dowlada Goboleedka Galmudug ayaa waxa ay warsaxaafadeed ka soosaartay Abaaraha xoogan ee ka taagan deeganada Galmudug isla markaana magacaawday gudi loo xilsaaray gurmadaka abaaraha...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img