Monthly Archives: September, 2016

Browse our exclusive articles!

Shirkii Maamul u Sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe ee Maanta Ka Furmi Lahaa Degmada Jowhar oo Dib u Dhac Ku Yimid

Shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe oo maanta lagu waday in uu ka furmo magaalada Jowhar ayaa dib u dhac ku yimid. Khilaafyo...

Dhegeyso Madaxweynaha Dowlada Federaalka oo Ka Hadley wadooyinka Ka Xiran Magalada Muqdisho

Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlayey warbaahinta ayaa ka hadlay Wadooyin xiran ee ku yaalla magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya. Hadaladiisana waxaa...

Dhegeyso:Wakiilka Urur Galbeedka Igad Maxamed Cabdi Afey oo Ka Hadley Shirka Maamul U Sameynta Shabelaha Dhexe iyo Hiiraan

Wakiilka Urur Goboleedka IGAD u qaabilsan Soomaaliya Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa ka hadlay howlaha maamul u sameynta Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe, isagoo sheegay...

Daawo: War Deg Deg Ah Dab Qasaare Geystey oo Hada Ka Socda Dukaan Gaaska Lagu Iibiyo oo Ku Yaala Degmada Wanleweyn

Warar kol dhaweyd aan ka helney suuqa degmada wanleweyn ayaa sheegaya in halaakaas uu had qabsadey mid ka mid ah dukaamanka looga ganacsado gaaska. https://www.youtube.com/watch?v=rSD5uJXXVjk

Dhegeyso Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ka Hadlaya sababta Keentey In Doorashooyinka Dib u Dhac Ku Yimaadaan

Madaxweynaha Dowlada Federaalka Somaliya Xasan Sheekh maxamuud oo ka hadlay arimaha la xiriira dib u dhaca ku yimid doorashooyinka ayaa sheegey inuusan marnaba raali...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img