Monthly Archives: June, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso Kooxo Isbaarooley Ah oo Lagu Laayey Deegaanka Mareerey ee Degmada Afgooye

Kooxo isbaaro dhigin jirey inta u dhexeysa degmada afgooye iyo deegaanka mareereey ayaa kol dhaweyd waxaa halkaasi kusoo weeraray ciidanka alshabab ayagoo halkaasi lagu...

Madaxweynaha Dalka Turkiga oo Maanta Booqasho Ku Tegey Magalada Muqdisho

Diyaarad uu la socdey wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha dalka Turkiga Rajab Dayib Erdogan ayaa goor dhaweyd soo caga dhigatay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Daawo Amiin Camir oo Sawir Ka Sameeyey Cidii Ka Dambeysey Weerarkii HOttel Ambasador

Amiin Camir oo inta badan u dhuun doleela siyaasada dalka somaliya ayaa maanta waxaa uu bogiisa kusoo bandhigey sawir ka turjumaaya cidii ka dambeysey...

Dhegeyso:- Qaar Ka Mid Ah Dadkii Ku Dhaawacmey Weerarkii Hottel Ambasador oo Warbaahinta La Hadley

Qaar ka mid ah Dadkii ku dhaawacmay Weerarkii Al-shabaab ay ku qaadeen Hotelka Ambassador ee Magaalada Muqdisho oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey qaabka...

Dhegeyso Taliyaha nabadsugida Dowlada Federaalka oo Ka Hadley Qaabkii Ay Usoo Af Jareen Weerarkii Hottel Ambasador

Taliyaha Nabad Sugida Cabdiraxmaan Maxamed Tuur Yare oo shir Jara’id ugu qabtay Warbaahinta Hoteelka Ambassador ayaa warbixin ka bixiyey qaabkii uu u dhacay weerarka...

Popular

Hay’ada Ocha oo sheegtey in dad badan oo soomaliyeed ay dhinteen cudur daacuunka

Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan isku xirka arrimaha bini’aadan-nimada...

Gudoomiyaha xisbiga himilo oo sheegay in dalka ka qabsoomi karin doorasho aan heshiis lagu eheyn

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Shariif Sheikh Axmed ayaa ku...

Webiga shabeele oo ku fahatay xaafado ka tirsan degmada beledweyne

Qeybo ka mid ah Xaafadaha Xaawa taako iyo Kooshin...

Ciidamada dowlada oo howlgalo ka fuliyey deegaanka golweyn ee gobolka shabelaha hoose

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 26-aad guutada...

Subscribe

spot_imgspot_img