Monthly Archives: April, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:Wasiirka Cadaalada oo Ka Hadley Cadaalad Darada Ka Jirta Dalka Iney Gaartey In Dad Nool La Gubo Sidii Xaabadii

Wasiirka Caddaaladda Xukumadda Soomaaliya C/llaahi Axmed Jaamac Ilka-jiir oo shalay ka hadlay Shir looga hadlayo Garsoonka oo laga furay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in...

Dhegeyso Xildhibaan faarax Sheekh oo Markii Ugu Horeysey Ka Hadley Arimaha Tahriibka

Xildhibaan Faarax Sheekh C/qaadir (Faarax Sakiin) ayaa markii ugu horeysey ka hadlay sababta dhalinyarada Soomaaliyeed ay ugu dhamaanayaan badaha iyaga oo doonaya iney Tahriib...

Shariif Xasan Iyo Maamulkiisa oo Go,aan Ku Gaarey Ineysan Ka hadlin Xasuuqa Iyo Boobka Ka Socda Gobolka Shabeelaha Hoose

Gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ka taagan dhibaatooyin baaxad leh oo ay indhaha maamulka Shariif Xasan oo kolkuu fara maroogsanayey maamulkii 6da gobol dad...

Dhegeyso:Afhayeenka Gobolka Banaadir oo Ka Hadlaya Howlgalo Lagu Soo Qabtey Sarkaal Ka Tirsanaa Alshabab

Howlgalo ay ciidanka Nabad Sugidda iyo Sirdoonka dowlada federaalka somaliya ayaa xalay ka fuliyeen degmada Kaxda ayaa waxaa ay Gacanta ku dhigeen Sargaal sare...

Dhegayso…Colaada beesha hawiye ay ka hurinayso gobolka Shabeelaha hoose oo cirka isku shareertay.

Dhegeyso colaada ay beryahan beelaha hawiye ka hurineyso goblka shabeelaha hoose oo mara meeshii ugu sareysey. Dhegayso...Colaada beesha hawiye ay ka hurinayso gobolka Shabeelaha hoose...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img