Monthly Archives: March, 2016

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:-Wasiirka Maaliyada ee Dowlada Federalka Max’ed Aadan Ibraahim Farkeeti oo Sheegey In Xukumada 1 Milyan oo Dolar Ugu Deeqdey Abaaraha Ka Jira dalka

        Kulan ay maanta lahaayeen gudiga abaaraha ee dowlada federaalka somaliya ayaa waxaa waxaa hallkaasika hadley wasiirka maaliyada dowlada federaalka somaliya Max’ed Aadan Ibraahim Farkeeti...

Daawo Sawir uu Amiin Camir Ka Sameeyey Damaca Gabre iyo Talada Faarax Sakiin

          Guud ahaan dalka somaliya ayaa waxaa ka jira abaaro aad u ba,an oo saameeyey guud ahaan shacabka somaliyeed, Amiin camir oo isna ka hadlaya...

Dhageyso:-Shacabka Deegaanka Buula Mareer ee Gobolka Shabeelaha oo Ka Cabanaaya Ciidamada Amisom

    Shacabka ku dhaqan deegaanka buula mareer ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay cabashooyin ka muujinayaan dhibaatooyinka ay deegaanka ku hayaan ciidamada amisom iyo...

Kulankii Madaxweynaha iyo Duubaba Hiiraan oo Ku Dhamaadey Guuldaro

Waxaa mar kale guul-darro kusoo dhamaaday kulan ay ku yeesheen Magaalada Beledweyne Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud iyo duubabka dhaqanka Gobolka Hiiraan. Ugaas Xasan Ugaas...

Tacsi Inaalilaahi Wa inaa Ileyhi Raajicuun Xaaji cumar Maxamed Cali (yantaar) oo Shaley Magalada baydhaba Ku Geeryoodey

Waxaa maalinnimadii shaley oo ay taariikhdu tahay 24-3-2016 ku geeriyooday magaalada Baidoa marxuum Xaaji cumar Maxamed Cali (yantaar) oo lagu qiyaasey in uu yahay...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img