Shacabka ku dhaqan deegaanka buula mareer ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa ay cabashooyin ka muujinayaan dhibaatooyinka ay deegaanka ku hayaan ciidamada amisom iyo ciidamo beeleedyo ku labisan dareyskka dowlada oo halkaasi ku sugan.
Mid ka mid ah shacabka deegaanka oo la hadley warbaahinta ayaa sheegey in ciidamadaasi ay mar walba si ula kac ah u dilaan dadka shacabka ah ayagoo cabsi ka qaba ciidamada alshabab oo ku sugan meel aan ka fogeyn deegaanadaas.
Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada