Dhegeyso:-Wasiirka Maaliyada ee Dowlada Federalka Max’ed Aadan Ibraahim Farkeeti oo Sheegey In Xukumada 1 Milyan oo Dolar Ugu Deeqdey Abaaraha Ka Jira dalka

0
41

farkeeti

 

 

 

 

Kulan ay maanta lahaayeen gudiga abaaraha ee dowlada federaalka somaliya ayaa waxaa waxaa hallkaasika hadley wasiirka maaliyada dowlada federaalka somaliya Max’ed Aadan Ibraahim Farkeeti waxaana uu sheegey in xukuumada ay ugu deeqdey abaaraha kajira dalka somaliya lacag dhan 1 milyan oo doolar.

Wasiirka ayaa sheegay in Dowladdu ay diyaarineyso qorshe Abaaraha iyo Fatahaadaha looga hortagayo kaas oo Mustaqbalka ka dhici kara Dalka.
Hadaladiisana waxaa ka mid ahaa.

Max’ed Aadan Ibraahim Farkeeti

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

Max’ed Aadan Ibraahim Farkeeti Mobil