Monthly Archives: November, 2015

Browse our exclusive articles!

Daawo Sawir uu Amiin Camir ka Sameeyey Qaraxii Ay Alshabab Shaley Ka Geysatey Hotel Saxafi

Shaley ayey aheyd kolkiii weerar qasaare weyn geystey ay kooxda alshabab ku qaadeen hotel saxafi oo ka mid ahaa hotelada uGu waaweyn magalada muqdisho...

Dhegeyso:- Sheekh Nuur Baaruud oo Ka Badbaadey Weerarkii Hottel Saxafi

Sheikh Nuur Baaruud Gurxan oo kamid ah culumada Soomaaliyeed kana mid ahaa dadkii laga soo badbaadiyay weerarkii saaka Alshabaab kusoo qaadeen dhismaha Hotel Saxafi...

Daawo Muuqaal uu Telefishinka Aljaziira Kasoo Duubey Qarixii Maanta Ka Dhacay Hottel Saxafi

Telfishinka Aljaziira ayaa muuqaal kasoo duubey qaraxii maanta ka dhacay hottel saxafi waakan ee nala daawada. https://www.youtube.com/watch?v=b4oyyJF9LiY

Maddaxweynaha Dowlada Federalka Somaliya oo Cambaareeyey Falkii Ay Maanta Alshabab Ka Geysatey Hotel Saxafi

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii saaka lagu qaadey Hoteel Saxafi, wuxuuna u diray tacsi ehellada iyo qoysaska ay ka...

Alshabab oo Maanta Weerar Ku Qaadey Hottel Saxafi ee Magalada Muqdisho

Ugu yaraan 12 qof ayaa oo ay ku jiraan mas'uuliyiin ka tirsan dowladda Somalia iyo milkiilihii hotel Saxafi ayaa ku geeriyooday, in ka badan...

Popular

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Webiga shabeela oo ku fatahay deegoono ka tirsan degmada jowhar

Warar aynu ka helyno magaalada Jowhar ee xarunta gobolka...

Subscribe

spot_imgspot_img