Monthly Archives: November, 2015

Browse our exclusive articles!

Faallo..Gaalkacyo RUN halaysugu sheego!

Waa fursad aad u weyn oo ay hogaamiyayaasha Gaalkacyo ku kulansan ay uga hiilin karaan Nabada isla markaana ay uga faa'iidayn karaan ummadda Soomaaliyeed...

Dhegayso Wararka Wadajirradio Atlanta

---Xaalada magaalada Gaalkacyo oo dagan iyo Raysal Wasaaraha Soomaaliya iyo Wafdi uu hogaaminayay oo tagay magaaladaasi ---Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Gaas oo masuuliyada dagaalada gaalkacyo dusha...

Dhegayso…MMP CabdiWeli Gaas oo Eedeyn iyo Khiyaano isu raaciyay Dowlada Xasan Shiikh

Madaxweynaha Maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland  CabdiWeli Gaas ayaa Ciidamada dowlada Fedraalka ku Eedeeyay inay dagaalka qayb ka ahaayeen isagoo sidoo kalena sheegay in Xasan...

Dhegayso…Casharka 16aad ee Kitaabka Abuu-Shujaac

Dhegayso Casharka 15aad ee Kitaabka Abuu-Shujaac waxaana inoo akhriyi doona Macalin Cabdinuur Salaad Xasan Imaamka Masjid al-Sunna wa Dacwa ee magaalada Atlanta gobolkan Georgia...

Daawo:-Sheekh Maxamed Idiris oo Ku Baaqey In la Joojiyo Colaada Ka Aloosan Gaalkacyo

Sheekh Maxamed Idris oo ka mid ah culumada ugu waa-weyn ee Soomaaliya ayaa ugu baaqay hoggaamiyeyaasha dhinacyada ku dagaallamaya magaalada Gaalkacyo inaanay daadin dhiigga...

Popular

Alshabab oo duqeyn lagula beegsadey magalada galhareeri ee gobolka galgaduud

Duqayn ay iska kaashadeen Dowladda Federaalka & Saaxiibadeed ka...

Itoobiya oo masar ku eedeysay iney ciidamo usoo diri rabto somaliya

Ciidamada Difaaca Itoobiya ayaa bayaan ay soo saareen waxay...

Dowlada somaliya oo soo dhaweysay go’aan maxkamada icj

Dowladda Soomaaliya ayaa soo dhoweysay go’aankii ay dhawaan Maxkamadda...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo soo dhaweeyey go,aanka wax ka bedelka dastuurka

Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen oo...

Subscribe

spot_imgspot_img