Daawo Sawir uu Amiin Camir ka Sameeyey Qaraxii Ay Alshabab Shaley Ka Geysatey Hotel Saxafi

0
60

Amin camirShaley ayey aheyd kolkiii weerar qasaare weyn geystey ay kooxda alshabab ku qaadeen hotel saxafi oo ka mid ahaa hotelada uGu waaweyn magalada muqdisho halkaasoo oo ay ku dhinteen sida la sheegey 15 ruux dhaawac badana uu jiro.

Amiin Camir ayaa qalinkiisa waxaa uu ku muujinayaa dhibaatooyinkii shaley meesha ka dhacay iyo sheegashada ay alshabab sheegatey in ay ka dambeyso falkaasi asaga ah sawirkiina waakan ee nala daawada.

SAXAFI