Waxaan halka idinkugu soo gudbineynaa video muuqaal ah oo laga soo duubey weerarkii maanta ka dhacay jaamacada ku taala magalada gaarisa ee dalka kenya
https://www.youtube.com/watch?v=C7PJ-XjySZw
Kooxo hubeysan ayaa saaka subaxnimadii hore weerar ku qaaday Jaamacada magaalada Gaarissa ee gobalka waqooyi bari ee dalka Kenya ayadoo dhawaqa rasaasta wali laga...
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Odoyaasha iyo Waxgaradka Beesha SADE in ay Galabta isaga baxeen Shirkii ka soconayey maalmahan magaalada Kismaayo...