Guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka, Avv. Caydiid C/llaahi Ilko-Xanaf ayaa sheegay in qofkii dastuurka xad-gudub ku sameeya ay ciqaabtiisu noqonayso dil toogasho ama xabsi...
Wariye C/qaadir Jokor oo ka mid ahaa dadkii ku dhaawacmey qarixii dhawaan ka dhacay magalada baydhaba ayaa cafimaadkiisa sidii hore aad uga fiican, Wariyeyaal...