Warar aynu ka kala helnayno ilo kala gedisan ayaa sheegaya in Ra’isuwlasaaraha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Cabdiweli uu qorsheynayo inuu isku shaandhayn ku sameeyo Golaha...
--Howlgalo ka socada caawa Muqdisho iyo qaraxyo laga cabsanayo inay magaalada ka dhacaan.
---Garsoorayaasha dowlada federaalka Soomaaliya oo ka horyimid sharci dhowaan ay meel mariyeen...