Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso,,Masoomayaal lagu qarxiyay Maqaayad ay ka cuntaynayeen

Wararka ka imaanaya Magaalada Beladxaawo ee Gobalka Gedo, ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi oo maanta barqadii uu ka dhacay qarax Miino oo la...

Dowlada Kenya oo Sheegtey In Weerarkii xaley Lagu Diley 29 Ruux

Xukuumadda dalka Kenya ayaa sheegtay in 29-qof ay ku dhinteen weerarradii xalay ka dhacay deegaanno ku yaalla xeebta Kenya ayna tiro intaas ka badan...

Afhayeenka Alshabab Sheekh Cali Dheere oo Sheegey Iney Sii Wadi Doonaan Weerarada Ka Dhanka Ah Xukuumada

Afhayeenka guud ee Al-shabaab, Sheekh Cali Maxamuud Raage (Sh. Cali Dheere) oo shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inay xoojinayaan weerarrada ka dhanka ah dowladda...

In ka badan 18 Ruux oo Xaley lagu Diley Magaalada Lamu ee Dalka Kenya

Dad gaaraya 18 Ruux ayaa xaley lagu diley magaalada dhanka xeebta ku taala ee Lamu, halkaasi oo Alshabaab bishii lasoo dhaafay ay ku dileen...

Laba Ka Tirsan Ciidanka Ilaaliya Wadooyinka Oo Maanta Lagu Toogtey Degmada Waaberi

Kooxo hubeysan oo watay gaari kuwa raaxada ah ayaa maanta ku toogtay degmada Xamarjajab ee gobolka Banaadir laba askari oo ka tirsan ciidamada ilaalada...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img