Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

Qarax Maanta Ka Dhacay Meel Ku Dhow Xarunta Baarlamaanka

Qarax xoogan ayaa goor dhaweyd ka dhacaymeel aan sidaas uga fogeyn Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, halkaasi oo maanta ay ku shirayaan Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya. Qiiq madoow...

Xubnaha Golaha Amaanka Oo Cambaareeyey Dilkii Loo Geystey Xildhibaan Maxamed Maxamud Xeyd

Xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa si xoogan u cambaareeyay dilkii xildhibaan, Maxamed Maxamuud Xayd oo Khamiis shalay ahayd loogu geystay Muqdisho, dilkaas...

Dhegeyso:- Afhayeenka Beelaha Hawiye Axmed Diiriye oo Sheegey In Aan Beelaha Hawiye Laga Qaadi Karin Gobolka Shabeelaha Hoose oo Ey Ayagu Leeyihiin

Afhayeenka beelaha Hawiye Nabadoon Axmed Diiriye Cali oo ka hadley arimaha gobolka shabeelha hoose ayaa sheegey in gobolka shabeelha hoose uu yahay gobol ey...

Aqriso: Bayaan Kasoo Baxay Golaha Guurtida Ee Dowlada Goboleedka Koonfur Galbeed Somaliya

Golaha guurtida ayaa maanta bayaan ey soo saareen waxaa ey ku sheegeen ineysan marnaba aqbali doonin Shirqoolada laga soo Maleegayo Magaalada Muqdisho ee la...

Tacsi Inaalilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Bahda Daafeet Media waxaa ay halkan tacsi tiiraanyo leh uga direysaa Axmed Ibraahin Maxamed (Kumi ) oo adeerkiis Yusuf Mama Aliyow ku geeryoodey Degmada...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img