Yearly Archives: 2014

Browse our exclusive articles!

War Deg Deg Ah:- Xildhibaan Maanta Lagu Diley Degmada xamar Weyne Ee Magalada Muqidhso

Wararka naga soo gaaraya magalada muqdisho ayaa sheegaya in Degmada Xamarweyne ee Gobalka Banaadir Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya mid lagu dilay halka mid...

Howlgalo Dad Lagu Soo QabQabtey oo Xaley Laga sameeyey Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Heliwaa

Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxa ay howlgal ka sameeyeen Degmooyinka Yaaqshiid iyo Heliwaa ee Magaalada Muqdisho, iyadoo intii howlgalka uu socday lagu...

KA SHAQAYNTA ISKA HORKEENIDDA BEELAHA AW-DIGIL DANO SHISHEEYE AYEY DABADA KU HEYSAA

Anagoo ku hadleyna Magaca qurba joogta Beesha Shangamaas (Tunni), waxaan jawaab ka bixineynaa maqaalkii lagu soo daabacay website ka www.daafeet.com taariikhda  markay aheyd 12/05/2014...

Mid ka mid ah Diyaaradaha Qaadka oo Maanta Ku Burburtey Garoonka Jommo Kenyatta

Diyaarad Qaad u soo siday Soomaaliya ayaa saakay ku burburtay meel ku dhow garoonka diyaaradaha Jommo Kenyatta ee magaalada Niarobi, iyadoo ay ku dhinteen...

Dhegeyso:-Qaar ka Tirsan Malaaqyada Mirifle oo Bilaabey Iney u Kala Dhuuntaan Kooxda 3 Gobol

Tan iyo intii dowlada federalka somaliya ey ku dhawaaqdey iney aqoosan doonto maamul loo sameeyo 3da gobol  shabeelaha hoose bay iyo bakool ayaa waxaa...

Popular

Maamulka waqooyi bari oo madaxweynaha ku wareejin doona maxaabiistii ay ka qabsadeen maamulka somaliland

Warar aynu ka helney Xarunta Maamulka Waqooyi Bari Somalia...

Siyaasiyiin ka tirsan golaha samatabixinta oo cambaareeyey fal ay ciidamada dowlada ka geysteen degmada deyniile

Siyaasiyiin xubno ka ah golaha samata bixinta ayaa cambaareeyey...

Maamulka somalland oo war kasoo saarey booqashadii wasiirka arimaha dibada ee israil uu ku tegey hargeysa

Maamulka Somaliland ayaa war ka soo saaray booqashadii manta...

Subscribe

spot_imgspot_img