Monthly Archives: September, 2014

Browse our exclusive articles!

Dheygeyso:- Madaxweyne Madoobe Nuunow oo Warbaahinta Kula Hadley Magalada baydhaba

Madaxweyne dowlad goboleedka koonfur galbeed Madoobe Nuunow ayaa shaaciyay in kooxaha isku baheystey in ey sameeyaan maamul seddex gobol ah in ey kasoo horjeedaan...

Daawo:- Madaxweynaha Dowlada Federlka oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtey kana warbixiyey safarkiisa

Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka dalka dib ugu soo laabtay, kadib markii uu soo dhameystay safar...

Daawo Sawirrada: Dr. Maxamed Aadan Farkeeti oo Mucaawino Gaarsiiyay Magaalada Xudur

Siyaasiga Dr. Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) oo socdaal qaatay Sedax maalmood kutagay Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa inka badan 200 oo ruux...

Dhegeyso;-Wefdi uu Hogaaminaayo Madaxweyne ku Xigeenka Lexda Gobol Maxmuud Sayid Adan oo Maanta Gaarey Garbahaareey

Magaalada Garbahaarey ee xarunta gobolka Gedo ayaa waxaa maanta gaaray wafdi uu hoggaaminayo madaxweyne ku xigeenka koonfur galbeed Maxamuud Sayid Aadn, kuwaasoo muddooyinkii dambe...

Dhegeyso:- Qoysas Kasoo Barakacay Gobolka Bakool Oo Macluul Ku Heysato Degmada Baledweyne

Qoysas tiraroodu gaareyso 300 ruux oo kasoo bara kacay gobolka bakool ayaa waxaa ey dhibaato baaxad weynleh ku heysataa xaafada howlwadag ee degmada beledweyne. Qoysaskaasi...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img