Monthly Archives: September, 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegayso..Labo Qof oo Oon iyo Macluul ugu geeriyoodey Tuulada Dhaso ee degmada Ceelwaaq

Iyadoo ay ka sii dareyso xaaladaha abaareed iyo mida biyo la,aaneed ee ka taagan deegaano badan oo ka tirsan Gobolka Gedo ayaa saacadahii ugu...

Dhegayso..Warbixin ku saabsan waxa hortaagan inuu furmo shirka Garbahaareey

Magaalada Garbahaaray waxaa lagu balansanyahay shir ay yeelanayaan beesha Sade kaas oo aanan wali furmin waxaana magaaladaasi wali tagaya masuuliyiin badan. Hadaba ujeedada shirkaan iyo...

Dhegayso…Wararka Wadajirradio Atlanta

          Wadajirradio waxaad si toos ah uga dhegaysan kartaa 712 432 5765 ---Madaxweyne Xasan Shiikh oo Muqdisho dib ugu soo laabtay ---Shirka Baydhabo oo Dowlada ka codsaday...

Dhegeyo:- Gudoomiyaha Deegaanka Aato ee Gobolka Bakool oo Sheegey in Hooyo Iyo Labadeeda caruur Ay u Dhinteen Biyo La,aan

Deegaanka Aato ee Gobalka Bakool oo ku dhow Xuduuda Soomaaliya ay la wadaagto Ethiopia ayaa laga soo sheegay xiligan abaar daran in ay ka...

Dhegeyso:- Madaxweynaha Dowlada Federalka Oo Ka Warbixyey Wixii u Qabsoomey Dowlada Federalka

Madaxweynaha dowlada federalka oo la hadlayey VOA ayaa waxaa uu ka hadley arimo dhowr ah oo ay ugu horeyso dagaalka ey xukuumada kula jirto...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img