Daawo Sawirrada: Dr. Maxamed Aadan Farkeeti oo Mucaawino Gaarsiiyay Magaalada Xudur

3
178

SAM_1796Siyaasiga Dr. Maxamed Aadan Ibraahim (Farkeeti) oo socdaal qaatay Sedax maalmood kutagay Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool ayaa inka badan 200 oo ruux u qeybiyay Mucaawino katimid Magaalada Sydney ee Dalka Australia.

Mucaawinadaan la gaarsiiyay Reer Xudur ayaa katimid Maal Qabeen Muslim ah oo ku dhaqan Magaalada Sydney, wuxuuna u wakiishay inuu Dr. Maxamed Aadan Farkeeti uu gaarsiiyo Dadka Soomaaliyeed ee u baahan.

Dr. Maxamed Aadan Farkeeti ayaa u arkay in Magaalada Xudur ay tahay meesha ku haboon in la geeyo Mucaawinada uu soo dhiibay Maal Qabeenka Muslimka ah.

Waxaa mudooyinkan dambe Magaalada Xudur ka taagneyd xaalad nolol xumo  oo aad u lidata, Dadka loo qeybiyay Mucaawinada ayaa waxa ay isugu jiraan Haween iyo Rag.

Howshaan ayaa ah mid ay si weyn u soo dhaweyeen Guud ahaan qaybha bulshada Magaalada Xudur, waxayna ugu horeyn ay u duceeyeen Muxsinkii soo dhiibay Mucaawinada iyagoo sidoo kale u Mahad Celiyay Dr. Maxamed Aadan Farkeeti oo ah ruuxa la jeclaaday inay Mucaawinada helaan Reer Xudur.20140923_10073220140923_100827

SAM_1803SAM_1796SAM_1796SAM_1804SAM_2274SAM_2295SAM_2297SAM_2374SAM_2382SAM_2391Daafeet.com

 

3 COMMENTS

  1. maxaa xilligaan ku soo beegey arrintaan ma is muujin oo laysu diyaarinaayo madaxtinimada 3 gobol baa? maxaa mar hore loou keenywaayey iyadoo la ogyhaya iney dadka dhibbanaayeen

  2. Si fican uu firiya Jawanad qarkod calanki USA ayaa ku sawiran, tasina waxa ay ku shegeysa rashinka qarkisa uu yahay ki macawinada ay UNDP deeq ahaan u keentey.
    So maxa qaldan ma Baydhaba baqaradeeda rashin UNDP deeq uu kentey lagu kala gadanowhaya ? mise wax kale aan ogeyn ayaa jiro.

Comments are closed.