Dhegeyso:- Qoysas Kasoo Barakacay Gobolka Bakool Oo Macluul Ku Heysato Degmada Baledweyne

0
21

barakacQoysas tiraroodu gaareyso 300 ruux oo kasoo bara kacay gobolka bakool ayaa waxaa ey dhibaato baaxad weynleh ku heysataa xaafada howlwadag ee degmada beledweyne.

Qoysaskaasi ayaa wxaa ey ka cabanayaan in eysan heysan wax ey cunaaniyo wax ey cabaan iyo meel ey ku hoydaan intaba waxaana ey hey’adaha garkaarka ka codsadeen in mucaawino deg deg ah lala soo gaaro.

Qaar ka mid ah qoysaskaas oo ka hadlaya dhibta heysato waa kuwan ee nala dhegeysta.

 

barakacayaal

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

barakacayaal mobil

 

Daafeet.Com