Monthly Archives: May, 2014

Browse our exclusive articles!

Dhegeyso:-Afhayeenka Alshabab oo Sheegay Iney ka Dambeysey Qaraxii ka Dhacay Dalka Jabuuti

Afhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere ayaa shir Jaraa’id oo uu galabta qabtay ku faah faahiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee...

Taliyaha Ciidanka Boliska Somaliyeed ooo Ka Codsadey Shacabka Iney La shaqeeyaan

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka codsaday shacabka iney la shaqeeyaan ciidanka Booliiska Soomaaliyeed. Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Gen. C/xakiin Daahir Siciid (Saacid) oo la...

Urur Galbeedka Igad, Qaramada Midoobey iyo Yurub oo soo Saarey Bayaan

Urur Goboleedka IGAD, Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay waxay ku celinayaan cambaareynta xoogan oo ay u jeedinayaan weerarkii Alshabaab ku qaaday Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya...

LIXDII JIIS EE IS CUS–KATAY

Xiligii Dowladii Umawiyiinta  ayuu Xujaaj Bin yuusuf  waxa uu isku wada  ahaa Wasiirka Gaashaandhiga,Siyaasada Maamulka & Macalinimada ( Minister of Difence, Politician,Administrator,and Teacher)  Jagooyin...

Dhegayso..Yariisow”NGO-yo been abuur ah ayaa na boowooyo”

Maxamed Cismaan Yariisow gudoomiyaha degmada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta ka dhawaajiyay inay jiraan“NGO” dhaqaale badan oo been abuur ah ku qaata...

Popular

Ciidamada dowlada oo howlo ka dhan alshabab ka sameeyey deegaano hoostaga degmada buulaburde

Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka...

Madaxweynaha dowlada federaalka oo maanta gaaray dalka kenya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh, ayaa maanta gaaray...

Reysulwasaare Xamsa oo dhawaan booqan doona dalka kenya

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre ayaa lagu wadaa...

Hey’adaha dowlada oo laga mamnuucay iney meel ka baxsan dalka shir ku qabtaan

Dowladda Soomaaliya ayaa hay’adaha dowladda ka mamnuucday in meel...

Subscribe

spot_imgspot_img