Dhegayso..Yariisow”NGO-yo been abuur ah ayaa na boowooyo”

1
121

yarisoowMaxamed Cismaan Yariisow gudoomiyaha degmada Marka caasimada gobolka Shabeelaha hoose ayaa maanta ka dhawaajiyay inay jiraan“NGO” dhaqaale badan oo been abuur ah ku qaata waxbarashada degmada Marka iyo quudinta caruurta ku jirta isbitaalka degmada.

Wuxuu sheegay in dhaqaale gaaraya 7,770 oo doolar lagu qaatay horumarinta waxbarashada iyo quudinta caruur ku jirta isbitaalka degmadaasi iyadoo aan si sax ah dhaqaalahaasi aan loo bixin sida uu maamulka sheegay.

Gudoomiyaha degmada Marko Maxamed Cismaan Yariisow ayaa sidoo kale baaq u jeediyay wasaarada caafimaadka ee xukuumada Soomaaliya oo ku aadan haya’do been abuur ah oo kala duwan oo doonaya inay dhaqaale badan ku qaataan mashaariicda kala duwan ee degmadaasi.

Halkan ka dhegaysoUnknown Album

1 COMMENT

  1. waan idin salamay asxabta daafet.com walaa layaayl waxaan ubaah neen inaaad noosotabisan daafeet wixii kadhaca marwaliba

Comments are closed.