Dhegeyso:-Afhayeenka Alshabab oo Sheegay Iney ka Dambeysey Qaraxii ka Dhacay Dalka Jabuuti

0
71

cali dhereAfhayeenka Alshabaab Sheekh Cali Maxamuud Raage Sheekh Cali dheere ayaa shir Jaraa’id oo uu galabta qabtay ku faah faahiyay weerarkii khasaaraha badan dhaliyay ee Jabuuti ka dhacay.

Al Shabaab waxay sheegatay mas’uuliyadda weerarkii Jabuuti ee khasaaraha lagu gaarsiiyay askar iyo saraakiil NATO ah sida uu hadalka Cali mDheere u dhigay.

 

cali dhere

 

Halkan hoose kaga dhegeyso mobilkada

 

cali dhere mobil

 

Daafeet.Com