Monthly Archives: September, 2013

Browse our exclusive articles!

Maamul Goboleedka Puntland oo Qaadacay shirka Maanta ka bilowdey Muqdisho

Shir jaraa'id oo ay maanta si wadajir ah magaalada Garowe ugu qabteen wasiirada warfaafinta iyo maaliyada Puntland ee Maamul Goboleedka Puntland ayaa waxa ay...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta Magalada Muqdisho ka furey Shirweyne Qaran

Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah uga furay magaalada Muqdisho shirweyne Qaranka oo looga hadlayo dib u heshiisiinta iyo mustaqbalka...

Daawo:- Bananbixii ey soo abaabuleen Odayaasha Digil iyo Mirifle ee shaley ka dhacay Magalada Baydhabo

Waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa bananbixii shaley ka dhacay magalada beydhaba kaasoo ey soo abaabuleen odey dhaqameedyada Digil iyo Mirifle ayagoo uga soo horjeedey...

Dowlada Federalka oo jawaab ka bixisey Go,aankii Odayasha Digil iyo Mirifle

Dowlada Soomaaliya ayaa waxay jawaab ka bixisay Dibadbaxyo looga soo horjeedo oo shalay ka dhacay magaalada Beydhabo ee xarunta gobolka Baay, iyo go’aan ay...

Dhegeyso:- Qaar ka mid ah Xildhibanada Digil iyo Mirifle oo kasoo horjeestey Mowqifka Odayaasha

Xili Odayaasha dhaqanka Digil iyo Mirifle ay siyaasiyiintooda ugu yeereen in si deg deg ah kaga soo baxaan Dowlada ayna ku tagaan Baydhabo ayaa...

Popular

Maxkamada racfaanka oo eedeysane siid cali ku xukuntey dil toogasho

Maxkamadda Rafcaanka gobolka Banaadir ayaa maanta xukun dil toogasho...

Shirka golaha wadatashiga oo ka furmey magalada muqdisho

Shirka Golaha Wadatashiga Qaran ayaa goordhoweyd ka furmay Madaxtooyada...

Madaxweynaha maamulka koonfur galbeed oo isku shaandheyn ku sameeyey qaar ka tirsan golihiisa wasiirada

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed...

Madaxweynaha oo magacaabay gudi qaranka difaaca oo ka kooban 10 xubnood

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa...

Subscribe

spot_imgspot_img