Video

Daawo:-Shilkii Ka Dhacay Magalada makka Ee Dalka sacuudi Arabiya oo Ay Ku Dhinteen In Ka Badan 90 Ruux

Roobab dabeylo wata oo shaley ka da,ay magaalada makka ee dalka sacuudi arabiya ayaa waxaa uu kalifey in uu soo dumo wiishash waayey ee...

Dhegeyso:-Xasan Sheekh “”Mooshinka Muqdisho Madax Xanuunkiisa Waxaa iiga sii Daran Waxa Afgooye Shaley Iga Soo Qabsadey””

Ka dib kolkii shaley booqasho gaaban uu madaxweyne Xasan Sheekh ku tegey degmada afgooye ee gobolka shabeelaha hoose ayaa waxaa uu halkaasi kula kulmey...

Daawo:-Sida Jarmalka uu usoo Dhaweeyey Qaxootigii Siiriyaanka Ahaa

Waxaa magaalada Munich illaa xalay soo gaarayey kumanaan Qaxootiga reer Siiriya ah ee kasoo baxay dalka Hungary. Shacabka magaalada Munich iyo mas’uuliyiin ka socota Dowlad...

Daawo:- Kulan Looga Hadlayey Qaadashada Jinsiyada Somaliya oo Ku Dhamaadey Qeylo

Kulan looga Hadlay Qaadashada Jinsiyadda Somalia oo lagu qabtay Magaalada Minneapolis, Minnesota ayaa ku Dhammaaday Buuq iyo Qaylo, kaddib markii la isla fahmi waayay...

Daawo:-War Cusub Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Sheegey In Puntland Keliya Loogu Yeeri Karo Dowlad Goboleed

Guddoomiyaha Baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cusmaan Jawaari ayaa sheegay inaysan dalka ka jirin wax Dowlad-goboleedyo la yiraahdo, laakiinse ay yihiin Maamul-goboleedyo, isagoo sheegay in...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img