Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Beelaha Direed,Mariixaan iyo Habargidir oo ka baxay shirka Jubooyinka

Odoyaal iyo waxgarad ka soo jeeda Beesha SADE ee Gobolada Jubbooyinka,kuna sugan magaalada Kismaayo  ayaa waxay ka soo horjeesteen qaabka loo xuley Ergada beeshooda ay...

Dhageyso: Wareysi Aan Goordhow La Yeelanay Afhayeenka Odayaasha Koonfur Galbeed Malaaq Deerow

Waxaa goordhow wareysi dhinacyo badan taabanaya oo ku saabsan Shirka ka socda magaalada Baydhabo la yeelanaya Afhayeenka Odayaasha Koonfur Galbeed Soomaaliya Malaaq Maxamed Yacquub...

Dhegeyso:- Beesha Habar Gidir oo kasoo horjeestey shirka maanta ka furmey magalada Muqdisho

Magaalada muqidhso ayaa waxaa maanta kulan ku yeesha Siyaasiyin iyo Waxgarad kaso Jeeda Beesha Habar Gidir kaas oo loga soo Horjeeday Shirka maanta ka...

Dhegeyso:- Reysulwasaare Saacid oo sheegey inuu kordhin doono Golaha Wasiirada

Ra’iisul wasaaraha xukuumada Muqdisho Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa sheegay in golaha wasiirada ee uu soo dhisi doono ay ka koobnaan doonaan 23 wasiir...

Dhegeyso:- Qaar ka tirsan Ciidanka Boliska ee Degmada Yaaqshiid oo lagu eedeeyey iney dhacaan shacabka

Odayasha degmada Yaaqshiid ayaa waxaa ey cabasho weyn ka muujiyeen dhac ey geystaan dad ku labisan dharka ciidanka booliska ee dowlada federaalka Odayaashan ayaa wexey...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img