Dhegeysiga Codadka

Dhegayso…Barakacayaasha Ceelwaaq oo ka canaaya Hoy la'aan

Iyadoo degmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo ay ka da ‘een maalmahii ugu dambeeyey roobab lagu diirsaday ayaa barakacayasha ku nool 6da Xero ee ku...

Dhegayso…Prof Togane Habargidir Dowladnimo ma rabto ee waxay rabtaa inay dad adoonsato

Maxamuud Siyaad Togane oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed ee qurba joogta ah kuna nool dalka Canada ayaa ka hadlay arimo dhowr ah oo...

Dhegayso…Odayaasha Jubooyinka oo sheegay inuu bur burey Heshiiskii Muqdisho taageerayna Shirka Baydhabo.

Odayaasha dhaqanka gobolada Jubooyinka ee ku sugan magaalada Kismaayo ayaa waxay sheegeen in amaanka magaalada uu faraha ka baxay,islamarkaana maalmahii ugu dambeeyey ay ka...

Dhegayso…Qaramada Midoobay oo sheegtay in Gargaarkii abaaraha 2011kii la dhacay

Qaramada Midoobay oo markii ugu horaysay waxa ay shaaca ka qaaday in deegihii loogu tala galay dadkii ay abaaruhu kasoo barakiciyeen Koonfurta Soomaaliya Sanadkii...

Dhegeyso:- Haween maanta Magalada Baydhaba Intixaan dhinaca Umulisanimada u fariisanaaya

In ka badan  25 haween ah oo ku nool magaalada Baydhabo ee xaruunta gobolka Baay ayaa maanta u fariisanaya imtixaanaad ay soo qaban qabisay...

Popular

Subscribe

spot_imgspot_img