Dhegeyso: Degmada Janaale oo Cadaadis Dhinaca Gaadiidka La Gelliyey

0
147

Qaar kamid ah Bulshada ku nool degaanka Janaale ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ay sheegeen in degaanka uu galay go’doon, kadib cadaadis uga yimid Ciidamada Dowladda & Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab.

Mid kamid ah dadka degaanka Janaale oo la hadley warbaahinta ayaa sheegay in Cidamada Dowladda ay adkeeyeen Gaadiidka degaanka soo gelin jiray raashinka iyo waxyaabaha muhiimka u ah Bulshada.