Dhegeyso: Maddaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland oo Ka Hadley Qodobo ay Ka Mid Yihiin Doorashada 2021

0
64

Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo xalay khudbad ka jeedinayey kulan ka dhacay Garoowe ayaa ka hadlay Arrimo ay kamid yihiin khilaafka Dowladda & Maamul goboleedyada qaar iyo Sharciga doorshooyinka qaranka.

Deni waxaa uu sheegay in qorshaha doorashada Soomaaliya ay gadaal ka riixeyso Madaxtooyada Soomaaliya,isla markaana Sharciga doorashooyinka Qaranka ay ku jiraan qodobo ay kasoo horjeedaan.